Ciidamada ammaanka oo Gacanta ku dhigay Nin dil ka geystay Dhuusamareeb
Ciidanka Boliiska Magaalada Dhuusamareeb ayaa Gacanta kusoo dhigay Nin Xalayto dil ka geystay Magaalada Dhuusamareeb. Boliiska ayaa soo qabtay Faa’id Salaad Carraale, oo Walaalkii Raage Salaad Carraale ku dilay Dhuusamareeb...
Read more