Madaxda ugu sareysa maamulka Puntland oo soo dhaweeyay gudoomiyaha cusub ee golaha Wakiilada maamulkaas.
Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland, mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kulan la qaatay guddoomiyaha cusub ee golaha wakiilada Puntland ee maanta la doortay Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl. Madaxweyne Siciid Cabdullaahi...
Read more