Ciidanka xooga dalka oo bilaabaya howgal lagu furayo Wadooyinka isku xira Koonfur Galbeed
Taliska ciidanka xoogga dalka qeybta 60-aad ayaa sheegey in dhawaan bilaabi doonaan howgalo layskugu furayo dhamaan deegnada Dowlad Gobaleedka Koonfurgalbeed Soomaaliya kuwaas oo meelaha qaar dadka ku dhibaateeyaan Maleeshiyaadka Shabaab....
Read more