Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa xaruunta UNESCO ee magaalada Paris ee dalka France kullan kula qaatay Dr. Abdalla A. Al Rabeeh oo ah Lataliyaha Boqorka...
Read moreRa’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa soo xiray shirka madasha iskaashiga Soomaaliya oo ay goob joog ka ahaayeen wakiillada beesha caalamka, wakiillo ka socda hey'ado...
Read moreSoomaaliya iyo saaxibadeeda caalamku waxay 1dii iyo 2dii bishan Octoobar 2019 kulan ku qaateen magaalada Muqdisho, kulankaasoo ka mid ahaa kulamadii Madasha Iskaashiga Soomaaliya iyo Caalamka. Ka soo qeybgalayaasha waxay...
Read moreTaliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed waxaa uu qaadanayaa Dhalinyaro cusub kuwaas oo kamid noqonaya Booliska. Dhalinyaro aqoonyahan ah oo ka mid noqonaya ciidanka ayey doonayaan Booliska Shuruudaha laga doonayo qofka Ku...
Read moreMashruucan shaqo abuurka ah waxaa ka faa’ideysanaya Qaar kamid ah haween ka soo jeeda qoysaska danyerta ah oo ku nool magaalada Muqdisho,waa maalgelin yeryer (Micro financing) kaasi oo Bangiga (IPS)...
Read moreRa’iisulwasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa si rasmi ah u furay Madasha Iskaashiga Soomaaliya oo markii ugu horreysay lagu qabanayo Muqdisho. Shirka waxaa ka qeyb galaya wakiillada ib...
Read moreMagaaladda Muqdisho waxaa maanta ka furmaya shirka Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya oo markii u horeysay lagu qabanayo dalka, Iyadoona amaanka magaalada aad loo adkeeyey. Shirkaan ayaa lagu qaban jiray...
Read moreWar saxaafadeed ka soo baxay xafiiska ku simaha wasiirka Wasaarada Warfaafinta, Dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya ahna wasiirka ku xigeenka wasaarada ayaa lagu sheegay in Cabdiwaxiid Khaliif Axmed oo ku magacdheer...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho