Dowladda Soomaaliya oo si diiran u soo dhawaysay aqbalaadda Maraykanka safiirka cusub ee Soomaaliya
Warkan ka soo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu yiri "Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhaweynaysaa aqbalaadda waraaqaha aqoonsiga ee uu Madaxweynaha Mareykanka Donald J. Trump kaga guddoomay Aqalka cad danjiraha...
Read more