aliyaha AMISOM General Tigabu Yilma ayaa Maanta Gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug,waxaana Halkaasi ku soo dhaweeyey Saraakiisha Qaybta 21aad ee Ciidamanka Xoogga Dalka. Taliyaha ayaa Xarunta Madaxtooyada...
Read moreGolaha Wasiirraada Xukuumadda Federaalka ayaa taageeray go’aankii Wasaaradda arrimaha Gudaha ee 22kii bishan Agoosto ay ku caddeysay inaysan oqoonsaneyn natiijooyinkii kasoo baxay doorashooyinkii aan loo marin habraaca saxda ah ee...
Read moreKadib munaasabad tabarbar maanta loogu soo xirey ciidamada gaaraya laba boqol ayaa waxaa wareysi gaar ah uusiyey Radiomuqdisho Wasiirka amniga dowlad gobaleedka Hirshabeele C/qaadir Aadan Jeelle ayuu Sheegey in munaasabada xiritaanka...
Read moreDuqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa kormeeray Xafiisyada kala duwan ee ay ku shaqeeyaan Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda hoose ee Xamar. Ujeedka kormeerka...
Read moreMadaxweynaha Dowlad Goboleedka koofur galbeed Soomaaliya, C/casiis Xasan Maxamed (Lafta gareen), ayaa Maanta shir guddoomiyay kulanka Todobaadlaha ah ee ay Khamiis walba yeeshaan golaha Wasiirrada ee maamulkaasi. Kulanka oo looga...
Read moreShirkadda Diyaaradaha ee Air Uganda ayaa Maanta oo Khamiis ah duulimaad toos ah ka billowday Soomaaliya gaar ahaan Caasimadda Muqdisho. Xaflad lagu daahfuray duulimaadka ay Diyaaradda Uganda Airlines ka sameyn...
Read moreCiidamada dalka Pakistan ayaa manta shaaciyay in ay ku guuleysteen fulinta tababar la xiriiray ganidda nuuc ka mid ah gantaalada isaga kala goosha dhul aad u fog,xilli ay jiraan xiisado...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane; Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khudbad ka jeediyey shirka nabadda iyo xasilloonida geeska Afrika ee qeybta ka ah fadhiyada Madasha Iskaashiga Waddamada Afrika iyo Japan (TICAD)....
Read moreWasiirka Arrimaha Gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Eng; Cabdi Maxamed Sabriye oo kulan la qaatay ganacsatada Magaalada Dhuusamareeb ayaa ka hadlay qorshaha furitaanka shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug iyo muhiimadda uu u leeyahay...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho