Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wasiiru dowlaha arrimaha dowladda Ingiriiska u qaabishan arrimaha Afrika, Andrew Stephenson. Ra’iisul wasaare Khayre iyo Andrew Stephenson...
Read moreShirkaan Jaraa’id uu Muqdisho ugu qabtay warbaahinta Wasiirka Maaliyadda Xukuumada Federaalka Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle waxaa uu ugu horeyn kaga hadlay geedi socodka wadahadalka deyn cafinta oo maraya wajigiisa...
Read moreWasiirka Wasaarada Warfaafinta dhaqanka iyo Dalxiiska Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), Wasiirada Dawlad Goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Gobolka Banadir oo muddo...
Read moreWaxaa si rasmi ah magaalada baydhabo uga furmay shirkii looga arinsanayey arrimaha Tamarta iyo korantada dalka,kaasi oo ay soo qaban qaabisay wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Marwo...
Read moreWasiirka Amniga gudaha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Maxamed Abuukar Islaaw Ducaale oo socdaal ku tegay magaalada Guriceel ayaa booqday xerada Har-qaboobe ee tababarku uga socdo ciidamada xoogga dalka ee loo diyaarinayo...
Read moreCiidanka Xoogga dalka oo kaashanaya taliska Mareykanka ee Africom ayaa duqeyn diyaaradeed oo Khasaare lagu gaarsiiyay Argagixisada Al-shabaab waxa ay xalay ka fuliyeen degaanka Kuunyo Barrow ee gobolka Shabellaha hoose....
Read moreWasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir maareeye ayaa Guddoominaya shirka Wadatashiga Dowladaha iyo Hay”adaha Daneeya Warbaahinta iyo Wacyigelinta Dadweynaha oo saaka ka furmay Muqdisho. Inta shirkan uu...
Read moreMagaaladda Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug waxaa ku sii qulqulaya Ergooyinkii ka qeyb gali lahaa Shirka Dib-u-heshiisiinta Beelaha daga Galmudug kuwaas oo ka tagay deegaano badan oo kala duwan...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho