Daawooyin wax ka taraya cudurka Epola oo la tijaabiyay
Waxaa mar dhow suurtagal ah in laga hortago oo la daaweyo Cudurka Epola ,ka dib markii tijaabooyin la sameeyay ay muujiyeen horumar macno leh oo la xiriira in 90% ay...
Read moreWaxaa mar dhow suurtagal ah in laga hortago oo la daaweyo Cudurka Epola ,ka dib markii tijaabooyin la sameeyay ay muujiyeen horumar macno leh oo la xiriira in 90% ay...
Read moreDowlad Goboleedka Galmudug ayaa soo saartay Warsaxaafadeed lagu mamnuucayo dadka ku dhex wata deegaanada kala duwan ee Gobolka Mudug. Warkaas ayaa kasoo baxay Wasaaradda Amniga ee Galmudug ayaa lagu sheegay...
Read moreCiidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Howlgal Qorsheysan waxa ay ku qaadeen deegaanka Shaam ee dhaca galbeedka inta u dhaxeysa Bariire iyo Awdheegle. Weerarkan qorsheysan ee saakay lagu qaaday Argagixisada ayaa...
Read moreMunaasabadaan oo lagu daahfurayay iskuulkii Dugsigii sare ee magaalada Xudur,waxa soo qaban qaabiyey bahda waxbarashada degmada Xuddur ee gobolka Bakool,iyadoo ay ka qeyb galeen Xildhibaano ka tirsan Dowlad Goboleedka KGS,Maamulka...
Read moreIyadoo maanta ay ku beegantahay 9 Bisha Dulxaj ayaa Malaayiin Muslimiin ah maanta waxaa ay taagan yihiin Banka Carrafo, si ay u gutaan Waajibaadka xajka . Xujeyda Soomaaliyeed oo ay...
Read moreIyadoo maanta ay ku beegantahay 9 Bisha Dulxaj ayaa malaayiin Muslimiin ah maanta waxaa ay taagan yihiin Banka Carrafo, si ay u gutaan Waajibaadka xajka . Xujeyda Soomaaliyeed oo ay...
Read moreGuddoomiyaha gobolka Shabeelaha Hoose oo la kulmay maamulka degmada Awdheegle ee gobolkaasi ayaa kala hadlay la shaqeynta Ciidanka xoogga Ibraahim Aadan Cali Najax oo La Hadley Warbaahinta Qaranka ayaa Sheegay...
Read moreMadaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Laftagareen ayaa ka tacsiyeeyey dadkii ku dhintay Magaalada Baydhabo kuwaas oo loo dilay aano qabiil. Madaxweyne Laftagareen oo ka qeyb galay aas...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho