Golaha shacabka oo Akhrinta labaad marsiiyay labo sharci oo muhiim ah+Sawirro
Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Soomaaliya ayaa Maanta horgaysay Golaha Baarlamaanka Hindise Sharciyeeyada kala ah:- Hindise Sharciyeedka Wadooyinka. Hindise Sharciyeedka Xamuulka & Xadaynta Cabirka Baabuurta. Wasiirka...
Read more