Deeq Cabdul Maciin oo ka mid ah argagixisada Al-shabaab ayaa isku soo dhiibay Ciidamada daraawiishta ee dowlad Goboleedka Galmudug ee ka howlgal Magaalada Galkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Horjoogahaan ayaa...
Read moreKulamo saacadihii la soo dhaafay ka socday degaanka Dhagtuur ee Koonfurta Gobolka Mudug ayaa waxaa heshiis horudhac ah looga gaaray xiisad Colaadeed oo u dhaxeeysay Beelo wada dega degaankaasi dhagtuur....
Read moreWaxaa Maanta Magaalada Baydhabo ee Xarunta Kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed gaaray wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Shaqada iyo Arimaha Bulshada Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabduwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif...
Read moreTaliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa sheegay in Booliska Somalia ay bilaabeen qorsho looga hortagayo dadka waxyaabaha dhaqan xumada ah sameeynaya. Waxaa uu sheegay in...
Read moreDhageystayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada oo ka mid ah Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, kaasi oo inta badan lagu qaato macluumaad u...
Read moreXAYAYSIIN BOOSAS BANNAAN Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka waxay ogeysiineysaa Aqoonyahanada Soomaaliyeed in Ururka Xakamaynta Ayaxa lama-degaanka ee Bariga Afrika (DLCO-EA) oo ah urur goboleed lagu asaasay Heshiis Caalami ah oo...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho