Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kormeeray dhismaha waddada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar “SAWIRRO”
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kormeeray dhismaha waddada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar oo Meel Wanaagsan Mareyso. Ujeedka kormeerkan ayaa ahaa...
Read more











