Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo kulan looga hadlayay Nabadgelyada la qaatay laamaha amniga “SAWIRRO”
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Gobaleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa Guddoomiyey kulan looga hadlayey sugidda Amniga doorashooyinka oo ka dhacaya Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb. Kulankan ayaa waxaa ka soo qeybgalay...
Read more











