Madaxweynaha Puntland oo lagu soo dhoweeyay ayaa maanta siweyn loogu soo dhoweeyay Garoowe “SAWIRRO”
Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, safar ugu maqna dalka dibadiisa ayaa maanta siweyn loogu soo dhoweeyay Garoowe. Madaxweynaha waxaa garoonka diyaarada ee Garoowe ku soo dhoweeyay, Madaxweyne...
Read more











