Safiirka Soomaaliya ee Sweden oo lagu soo dhoweeyay xarunta boqortooyada ee dalkaasi
Safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhin doono dalalka Scandinavian-ka, gaar ahaan dalka Sweden, Danjire Mohmed Hassan Abdi ayaa si diiran loogu soo dhaweyay Aqalka looga arimiyo dalkaasi ee Boqortooyada Sweden. Safiirka...
Read more