Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo la kulmay Agaasimaha guud ee w/Kalluumaysiga XFS
Madaxweyne Ku-xigeenka dowlad Goboleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta qaabilay Agaasimaha guud ee wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda ee dowladda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Maxamuud Sheekh Cabdullaahi...
Read more