Dowladda Soomaaliya oo soo dhaweysay heshiiska xabbad-joojinta ee ay wada gaareen Dowladda DRC iyo kooxda hubeysan ee M23
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhaweysay heshiis xabad-joojin ah oo dhexmaray DRC Congo iyo kooxda hubeysan ee M23. War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in...
Read more











