Ciidamada Ammaanka oo gacanta ku soo dhigay horjooge ka tirsanaa Al-Shabaab
Ciidamada Ammaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gacanta ku soo dhigay horjooge Al-Shabaab u qaabbilsanaa dhanka Miinooyinka iyo Qaraxyada, xilli uu ku dhuumaaleysanayay agagaarka Ex-koontarool Af-gooye. Howl-galkan oo ahaa...
Read more











