Shir ku saabsan dhismaha Gole deegaan oo ay yeeshaan Baydhabo iyo Baraawe oo la daah furay
Daahfurka Masharuuca Maamul dhisidda Degmooyinka Baraawe iyo Baydhabo waxaa ka qeybgaley Guddoomiyaha Baarlamanka Koonfur Galbeed, Wasiirka Arrimha Gudaha Koonfur Galbeed, Xogayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrmaha Gudaha Federaalka, Guddoomiye Ku-xigeenka...
Read more











