Muqdisho, Oktoobar 11, 2017: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) wuxuu si dhaw ula socdaa dareenka ay muujiyeen madaxda Dowlad Goboleedyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxa uuna hoosta...
Read moreWasaaradda Garsoorka, Cadaaladda iyo Diinta ee dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta siminaar u soo gabo gabeysay qaar ka mid ah Garsooreyaasha, Xeer ilaalinta iyo saraakiil ka tirsan booliska, kuwaasi oo...
Read moreGuddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo uu wehliyo Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee golaha shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa ugu horeyn la kulmay sii hayaha safiirka...
Read moreAkhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirrada kulanka uu maanta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya la qaatay xubno ka socday Qurba joogta Soomaaliyeed ee ku nool dalka...
Read moreHogaanka caafimaadka Ciidanka Xoogga dalka ayaa maanta lagu wareejiyay deeq daawo iyo qalab caafimaad oo loogu talagalay Isbitaalka Xoogga. Deeqdan oo isugu jirtay daawo iyo qalab caafimaad ayaa loogu talo...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta kulan qado sharaf ah la yeeshey xubno ka socoda Qurba Joogta Soomaaliyeed oo ku sugan magaalada Muqdisho. Ujeeddada kulanka...
Read moreMunasabadaan oo lagu xusayey 55 sano guuradii ka soo wareegtay markii dalka Uganda uu ka xoroobey gumeystihii Ingiriiska ayaa maanta lagu qabtay xarunta safaradda Uganda ee magalada Muqdisho, waxaana ka...
Read moreTaliyaha ciidanka Xoogga dalka ayaa kormeeray ciidamo ku sugan deegaanka Bariire Ujeedka socdaalka Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Axmed Jimcaale ee uu maanta ku tegay deegaanka Bariire...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho