Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Thaabit Cabdi Maxamed ayaa maanta daah furay Mashruuc dib u dajin loogu sameenayo Barakacayaasha ku nool magaalada Muqdisho. Kulanka lagu daah fureyay...
Read moreDanjiraha Soomaaliya ee Dalka Itoobiya Mudane Maxamedd Cali Nuur oo wareysi siiyay Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaliyeed ee SONNA ayaa faah faahin ka bixyay heshiiska Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ee ku...
Read moreShir looga hadlayo arrimaha horumarinta dhaqaalaha iyo mashaariicda Soomaaliya oo u dhexeeya madax ka socota Bankiga Adduunka iyo Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka furmay Muqdisho. Kulanka waxaa yeelanaya...
Read moreMagaalada Beijing ee dalka Shiinaha waxaa saaka ka furmay kulan aqoon is weydaarsi ah oo ay ka qeyb galayaan wafuud ka kala socota 10-dal oo Afrikaan ah oo Soomaaliya ay...
Read moreWefdi uu hogaaminayay Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Jubbaland, Suldaan C/qaadir Xaaji Maxamed (Lugadheere) ayaa kormeer ku tagay deegaanka Goobweyn oo hoostaga magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose, gelinkii dambe...
Read moreGuddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) iyo Danjiraha Turkiga u fadhiya Soomaaliya Olgan Baker oo xalay ku kulmay magaalada Muqdisho ayaa kawada hadlay xoojinta iskaashiga...
Read moreGuddoonka Golaha Shacabka ayaa shaaciyay in Maalinta Sabtida uu furmayo kulamada Baarlamaanka, si loo sii dar dargeliyo howlaha Golaha horyaalla. Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka Mudane Cabdikariin Xaaji Buux oo...
Read moreMadaxweyne ku-xigeenka Galmudug ayaa sheegay inay shirka ka furmay Gaalkacyo uu yahay mid la doonayo in lagu heshiisiiyo bulshada gobolka wada degta, iyadoo loo marayo hanaan mamul Madaxweyne ku-xigeenka dowlad...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho