Wasaaradda Kalluumeysiga ee Jubbaland oo tababar u soo xirtay Kalluumeysato
Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee Dowlad Goboledka Jubbaland ayaa Maanta tababar Muddo saddex maalin u socday 50 Kallumeysato oo laga soo xulay Jaziiradaha Raaskamboni. Buurgabo, Kudhaa. Madhabo. Juulo. Jawaay...
Read more











