Madaxweynaha Jubbaland oo daah furay Sharciga Dhismaha Dowladaha Hoose “SAWIRRO”
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta si rasmi ah u daah furay sharciga Dhismaha Dowladaha Hoose iyo geedi socodka dhismaha golayaasha Degmooyinka. Wasiirka Arimaha Gudaha ee Xukuumadda...
Read more











