Qatar oo cambaareysay qaraxii shalay
War qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda arimaha dibadda ee dalka Qatar ayaa si kulul loogu cambaareeyay weerarkii ismiidaaminta ahaa oo shalay duhur ka dhacay masjidka ku yaala Xabsiga...
Read moreWar qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda arimaha dibadda ee dalka Qatar ayaa si kulul loogu cambaareeyay weerarkii ismiidaaminta ahaa oo shalay duhur ka dhacay masjidka ku yaala Xabsiga...
Read moreMadaxweynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqey iney ka qeyb qaatan xasilinta Amniga Caasimadda si looga guuleysto maleeshiyaadka qarax-yada la beegsanaya goobaha...
Read moreWararka ka imaanaya deegaanka Abal ee ka tirsan Gobolka Bakool ayaa lagu soo waramayaa in maleeshiyaadka Al-Shabaab ay ku jabeen weerarkii ay ku qaadeen deegaanka Abal, halkaasi oo ay weli...
Read moreDowlada Federaalka Soomaaliya ayaa ku tilmaantay tallaabo taariikhi ah anxisintii Golaha Shacabka ay maanta ansixiyeen Xeerka Isgaarsiinta oo muhiim u ah dalka. Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali...
Read moreMuqdisho, August 9, 2017…..Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta ka qayb galay xaflad lagu daah furayay barnaamij loogu magacdaray hab xisaabeedka Cusub ee...
Read moreWasiirka Wasaaradda Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya AVV Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa la kulmay Ergayga Gaarka ah ee Midowga Afrika u fadhiya Soomaaliya Francisco Caetano Madeira, kulanka oo ka dhacay...
Read moreWasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Eng. Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yarriisow) ayaa sheegay in Xukuumadda Soomaaliya ay dhiiri gelineyso dadka hal abuurka leh ee doonaya inay dalkooda wax...
Read moreCiidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maleeshiyada Al-shabaab kala wareegay deegaanno istiraatiiji ah oo ku yaala gobolka Shabeelaha dhexe, kaddib howlgalo maalmihii u dambeeyay halkaas ay ka wadeen ciidamada. Abaanduulaha ciidanka...
Read moreIyadoo warar hor dhac ah ay sheegayaan in natiijooyinka codadkii la tirayay uu ku horeeyo Uhuuru Kenyatta ayaa Raila Odinga oo ah Hogaamiyaha mucaaradka ee dalka Kenya waxaa uu ka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho