Wasaaradda Dastuurka Soomaaliya oo dhaweysay dhismaha Guddiga Dastuurka ee Baarlamaanka (Dhageyso)
Wasaaradda Dastuurka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo dhaweysay guddiga la socodka iyo dib u eegista dastuurka labad Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya. Avv. Xuseen Cabdi Cilmi oo la hadlay Radio Muqdisho...
Read more











