Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, ayaa dhambaal ka guddoomay Ra'iisul wasaare ku xigeenka dalka Jordan, kaas oo uu ka siday boqorka dalka Jordan. Dhambaalkaan waxaa laga siday boqorka dalka Joran Cabdalla A-thani...
Read moreDoon u rarneyd ganacsato Soomaali ah oo wadday Bagaash iyo Raashin oo ah 950 kun oo tone ayaa ku dagtay meel u jirta 15 miles dakadda Bosaaso ee Gobolka Bari....
Read moreGuddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa kormmeer ku tegay Taliska Ciidanka Ilaalinta Deeganka Dowlada Hoose ee Xamar. Guddoomiyaha waxa uu halkaasi kula kulmay Saraakisha...
Read moreAkhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo subaxda Jimcaha, waxaana uu xambaarsanyahay macluumaad u badan wareysiyo iyo...
Read moreAkhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan kuugu soo gudbineynaa sawirada 73 guurada ka soo wareegtay aas aaska ciidanka booliska oo ku beegan 20 December, waxaana la aas aasay 20-kii December sanadkii...
Read moreBarnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo, marka laga reebo Habeennimada Jimcaha...
Read moreTaliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta hambalyo ku aadan xuska 73 guurada ka soo wareegtay markii la aas aasay ciidanka booliska Soomaaliyeed oo ku...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa waraaqaaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee dalka Yemen u fadhin doono Soomaaliya. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa markii...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho