Faallo: Safarada Madaxweynaha ee dibadda (Yuusuf Garaad)
Intii aan xilka Wasiirnimo hayay waxaan u dhoofay safarro shaqo oo dhowr ah. Marka laga reebo shir ay Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Afrika ay isugu yimaadeen oo aan uga qeyb...
Read moreIntii aan xilka Wasiirnimo hayay waxaan u dhoofay safarro shaqo oo dhowr ah. Marka laga reebo shir ay Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Afrika ay isugu yimaadeen oo aan uga qeyb...
Read moreWasaaradda Awqaafta iyo Diinta ayaa shaacisay in maalinta beri ah ay tahay maalinta koowaad ee bisha Ramadaan. Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta Sheekh Maxamed Kheyrow Aadan oo la...
Read moreIyadoo maalintii shalay madaxda sare ee Dalka ay ku howlanaayeen Nadaafadda magaalada ayaa olole midkaas la mid ah waxa uu ka socday Degmada Heliwaa ee gobolka Benaadir. Ololahaasi ayaa waxaa...
Read moreMuqdisho 26 May 2017 - Wasiirka Wasaarada Shaqada & Arrimaha Bulshada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa Bisha Barakeysan ee Ramadaanka in shaqaalaha Dowladda waqtigooda shaqo loo...
Read moreBisha barakaysan ee Ramadaan ayaa caawa noqonaysa habeenkii ugu horeeyey dhalashadeeda sannadkan, iyada oo laga arkay meelo badan oo ka tirsan caalamka Islaamka lana xaqiijiyey in maalinta berri la soomidoono...
Read moreMashruucan afurinta ee bisha Ramadaan waxaa ka soo qayb galay Wasiirada Warfaafinta, Awqaafta, Gargaarta iyo qaar ka mid ah Hay'adaha deeq bixiyeyaasha ah. Wasiirka Warfaafinta iyo Hanuuninta Dadweynaha Eng, Cabdiraxmaan...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa wareysi uu siiyay Wargeyska Sharqul Awsad, ee kasoo baxa Magaalada London, waxa uu kaga hadlay Arrimaha Soomaaliya oo ay ka mid...
Read moreWaxaa magaalada Kigali ee Caasimadda Dalka Rwanda ka furmay wajiga labaad ee Shirka dhamaystirka Hab-maamuuska Qabyo qoraalka isku socodka xorta ah ee Dadyoowga Africa (free movement of person in Africa)....
Read moreWaxaa goordhow Dalka dib ugu soo laabtay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo iyo wafdigii wasiirrada ahaa ee uu hor kacayay. Madaxweynaha ayaa intii uu Dalka ka maqnaa...
Read moreTaliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed, sareeyaal ka tirsan ciidanka , jiilka cusub ciidanka booliska ayaa maanta si garbo siman waxa ay ka sameeyeen banaanka horre xarunta tababarka ciidanka booliska Soomaaliyeed howlo...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho