Guddiyada Difaaca, Arrimaha Gudaha iyo Ammaanka ee Golaha shacabka ayaa xalay kulan su’aalo lagu weydiinayo xarunta Villa Hargeysa kula yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo Wasiirka Gaashaandhigga...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo wefdi uu hoggaaminayo oo ku sugan magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga ayaa kulan la qaatay dhiggiisa dalkaasi. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, waxaa soo dhoweeyey Madaxweynaha...
Read moreGuddiyada Difaaca iyo Ammaanka ee Golaha shacabka ayaa caawa kulan su'aalo lagu weydiinayo xarunta Villa Hargeysa kula leh Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane...
Read moreShirweyne si weyn loo soo agaasimay oo lagu soo bandhigay natiijada cilmi-baaris muddo saddex sano ah qaadatay ayaa lagu qabtay aqalka looga taliyo gobolka Ohio. Shirweynahan oo ka koobnaa khudbado,...
Read moreXildhibaan Maxamed Cumar dalxa oo Baarlamaanka Soomaaliya u qaabilsanaha Baarlamaanka Jaamacadda Carabta ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in shirkii baarlamaanka Jaamacadda Carabta looga hadlay Arrintii ka dhacday Yemen iyagoo Cambaareeyeen...
Read moreIsbitaalka Hadiya ee Degmada Caabudwaaq waxaa jiifa bukaano qaba xanuunka Shuban Biyoodka Waxaa inta badan dadkaan uu kusoo ritay xanuunka baadiyaha xili ay joogeen deegaanada miyigi ah waxaana wehliya tiro...
Read moreWarka la xiriira in hoos u dhac uu ku yimid Cudurka Malaariyada Sanadihii ugu danbeeyey ayaa waxa ay ku beegantahay xili ay maanta tahay maalinta Malaariyada taas oo Wasaaradda Caafimaadka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho