Madaxweynaha oo ka qeyb galay xaflad lagu weynayo xuska 93 guurada Jamhuuriyadda Turkiga
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka qeyb galay munaasabad loogu dabaal degayay 93 guuradii ka soo wareegtay markii shacabka turkiga ay sameysteen Jamhuuriyad kadib kacdoon iyo halgan dheer...
Read more










