๐ฅ๐ฎโ๐ถ๐ถ๐๐๐น ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฒ ๐ซ๐ฎ๐บ๐๐ฎ โ๐ ๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐น๐น๐ถ๐ป๐ธ๐ ๐๐ฎ๐ฎ ๐ต๐ฎ๐น๐ด๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฎ ๐ป๐ฎ๐ณ๐๐ถ๐ถ๐๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐บ๐ฎ๐๐ธ๐ฎ๐ ๐ฑ๐ถ๐ถ๐๐ฎ ๐ ๐ต๐๐ฟ๐ฎ๐๐ฎ ๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐ถ๐ป ๐๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐ฆ๐ผ๐ผ๐บ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐๐ฒ๐ฒ๐ฑโ.
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in macallinka Soomaaliyeed looga fadhiyo in uu soo saaro arday leh waddaniyad, kana hufan musuq, eex iyo qabyaalad,...
Read more











