Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xaflad uga qeybgalay Baydhabo
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo mas’uuliyiin ka tirsan dowlad goboleedka Koofur Galbeed ayaa caawa magaalada...
Read more











