Guddomiyaha Gobolka Banadir oo la kulmay Safiirka Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa magaalada Istanbul ee dalka Turkiga kulan kula qaatay Safiirka dowladda Mareykanka u qaabilsan dalkeena Soomaaliya. Kulanka labada mas’uul...
Read more











