Muqdisho: Imtixaanka guud ee dugsiyada sare waxa uu si rasmi ah u bilaanayaa 30-ka May “SAWIRRO”
Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa shaacisay xilliga kama dambeysta ah ee la qaadayo Imtixaannaadka guud ee dugsiyada sare ee waxbarashada ee Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya. Mas’uuliyinta Wasaaradda Waxbarshada, Hidaha...
Read more