Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Shiinaha oo kulan taariikhi ah ku yeeshay magaalada Johannesburg “SAWIRRO”
Madaxweynaha Jamhuriyada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping, ayaa maanta kulan gaar ah ku yeeshay magaalada Johannesburg. Kulankan taariikhiga ah ayaa labada hoggaamiye waxay kaga...
Read more









