Kulan balaaran oo ay isgu yimaadeen qeybaha Soomalida ku nool wadanka Holland ayna ka soo qeybgaleen madax ka tirsan Laamaha ammaanka ee Netherland ayaa waxa uu ka dhacay magaalada Denboosh...
Read moreWasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini oo weli ku sugan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa kulamo la qaadanaya mas’uuliyiinta iyo Saraakiisha ciidanka,...
Read moreTartan kubadda cagta ah oo lagu maamuusayay xuska 72-guuradii ka soo wareegtay aas aaska ururka dhallinyarada Soomaaliyeed ee SYL 15-May sanadkii 1943-dii ayaa lagu qabtay magaalada Oslo ee caasimada Dalka...
Read moreMaamulka Gobolka Banaadir ayaa ku guuleystay in uu dib u dajin u sameeyo qoysas dhawaan laga kiciyay aga gaarka 21-ka October ee degmada Waaberi, kuwaasi oo maanta lagu wareejiyay...
Read moreDowladda Soomaaliya ayaa wadda dadaallo ay ku soo daad gureyneyso Qaxootiga Soomaaliyeed ee Yemen ku xaniban, iyadoo saaka lagu wado inay Muqdisho soo gaaraan. Diyaaradaan ayaa la filayaa iney magaalada...
Read moreMaamulka magaalada Baraawe ee gobalka Shabeelada Hoose ayaa codsady in gacan laga siiyo sidii loo soo celin lahaa adeegayada caafimaadka ee Dagmadaasi. Guddoomiyaha degmada Baraawe Xuseen Barre Maxamed oo la...
Read moreGuddiga badbaadinta Qaxootiga Soomaaliyeed ee Yemen ayaa waxa ay iminka si toos ah shacabka Soomaaliyeed ugala hadlayaan Radio Mqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed, kaasi oo ku saabsan sidii gurmad dhinac...
Read moreMaamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa maanta dib u howlgeliyay garoonka N0 50 ee gobolka Shabeelaha Hoose, halkaasi uu si rasmi ah u furay Wasiirka Gaadiidka ee Maamulka K/galbeed Mudane...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho