Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo, marka laga reebo Habeennimada Jimcaha...
Read moreTaliyaha Cidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Aadan Axmed oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka ayaa maanta raashiin gaarsiiyay naafada Xoogga dalka ee ku jira isbitaalka...
Read moreWasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka qeyb galay shir looga hadlayay sidii wadamada soo koraya ay u gaari lahayeen isbadal horumarinaeed oo dhan waliba ah,...
Read moreGuddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa shaaciyey in maalinnimada berrito uu si rasmi ah u furmi doono Kalfadhiga 7aad ee Golaha Shacabka. “Hor iyo horaan waxaan...
Read moreTaliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo uu wehliyo taliye ku-xigeenka ciidanka Jeneraal Bashiir Cabdi Maxamed iyo saraakiil kale ayaa maanta dib ugu soo laabtay caasimadda...
Read moreOdayaal iyo dad kale oo mas’uuliyiin ah ayaa ku guuleystay in ay heshiis nabadeed dhex dhigaan labo beelood oo dhowaan dagaal uu ku dhex maray magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka...
Read moreWasaaradda amniga gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa magaalada ku soo gaba gabeeysay siminaar ku saabsan sidii bulshada iyo laamaha amniga ay isaga kaashan lahaayeen sugida nabadgelyadda. Siminaarka oo socday muddo...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho