Wasiiro ka tirxan Xukuumadda Federaalka iyo Safiirka Dowladda Jabuuti ee Soomaaliya ayaa ka qeybgalay daahfurka duulimaad Diyaaradda Air Jabuuti ay ku kala bixin doonto magaalooyinka Muqdisho iyo Jabuuti. Diyaaradii u...
Read moreBarnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay doorka Wasaaradda dhallinyarada iyo Isboortiga uga aadan dhalinyarada dalka. Barnaamijka waxaa marti ku ahaa oo ka...
Read moreTaliska ciidanka booliska ayaa maanta guryo ay dowladdu lahayd oo si sharci darro ah loo deganaa dib ugu soo celisay gacanta dowladda. Guryahana oo ku yiilay agaggaarka garoonka diyaaradaha ee...
Read moreWafdi ka socda Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika oo gaaray magaalada Baardheere gobolka Gedo, ayaa halkaasi kulamo kula qaatay maamulka degmada iyo qeybaha bulshada. Saraakiishan ka socotay Midowga Afrika ee...
Read moreMunaasabad lagu weynaynayo maalinta caalamiga ah ee dhalinyarada oo ay ka qeyb galeen Madaxda dowladda ayaa maanta lagu qabtay Muqdisho. Agaasimaha guud ee Wasaaradda dhalinyarada Daahir Cabdi Cabdullaahi oo la...
Read moreWakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Danjire Maman Sidikou ayaa ku booriyay dhallinyarada Soomaaliyeed inay door fir-fircoon ka qaataan dadaallada ku aadan dib u dhiska iyo horumarinta...
Read moreWasaarada Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka dowladda Soomaaliya ayaa sheegtey in ay ku howlantahay sidii dastuurka dalka loogu dar dargelin lahaa in haweenka ay helaan xuquuqda ay ku leeyihiin hay’adaha dowladda....
Read moreMas’uuliyiinta iyo saraakiil ka tirsan dowladda ee gobolka Bakool ayaa soo geba gebeyeey socdaal ay ku marayeen qeybo ka mid ah degmooyinkii dhawaan laga xoreeyay maleeshiyada Al-Shabaab. Guddoomiyaha gobalka Baay...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho