Ardayda Jaamacadda Muqdisho oo maanta u fadhiistay imtixaanka 2014/15
Ardeydaan wax ka barta Jaamacadda Muqdisho xaruumeheeda kala duwan ayaa maanta u fadhiista Imtaxaanka sanad waxbarasheedka 2014-2015 kuwaasi oo isugu jira kuliyadaha kala duwan ee Jaamacadda ay baxiso oo ah...
Read more











