Kulan ay isugu yimaadeen Golaha Wasiirada, oo uu shir guddoominayay Ra’iisul wasaare ku-xigeen Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa maanta looga hadlay arrimo ay ka midyihiin amniga, dib u eegis lagu...
Read moreSafiirka Britain u fadhisa Soomaaliya Harriet Mathews iyo wefdi ay hogaaminayso oo maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose ayaa halkaasi kulamo kula qaatay mas’uuliyiinta maamulka KMG ah...
Read moreKulankan wada tashiga ah ee ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Haweenka iyo horumarinta xuququl insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa looga tashanayaa siyaasadda Qaran ee gudniinka gabdhaha, waxaana kulanka...
Read moreSheekh Cabdulaahi Sheekh Maxamed oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay dhibaatada iyo hagar daamada kooxda Al-Shabaab ku hayaan shacabka Soomaaliyeed, isagoo xusay in kooxda ay markasta maleegaan...
Read moreBarnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo marka laga reebo habeennimada Jimcaha...
Read moreWafdi uu hogaaminayay Wasiirka dastuurka ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen oo gaaray magaalada Kismayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha...
Read moreTartankani Kubada cagta ah ee degmooyinka gobalka Banaadir ayaa waxaa furay Guddoomiye ku-xigeenka siyaasada ee Maamulka gobalka, iyadoo ay kasoo qeyb galeen maamulada 17degmo ee gobalka banaadir, xubno ka socday...
Read moreMogadishu, 01 August 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho