Hay’adda Nabad sugidda oo soo bandhigtay magaca ninkii isku qarxiyay Hotel Jazeera
Muqdisho: 29-Jul-2015.Warbixin baaris hordhac ah oo ay soo saartay Hoggaanka Baarista HSNQ (NISA) oo ku saabsan qaraxii Hotel Jaziira ka dhacay maalinimadii 26/July/2015, 4ta Galabnimo (1600 GMT), faahfaahintu waa sida...
Read more











