Kulan looga hadlayay sidii dhalliyarada Soomaaliyed ay kaalin uga qadaan lahayeen ka hortagga tacadiyada ka dhanka ah Haweenka oo ay ka qeyb galeen Wasiiro ka tirsan Xukuumadda ayaa maanta lagu...
Read moreWasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumda Soomaaliya ayaa kahadashay waxyaabihii u qabsoomay sanadkii lasoo dhafay, iyadoo dhanka kale ugu digtay dad lagu sheegay in ay donayaan boobka dhulka Wasaaradu leedahay....
Read moreXeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa hay’adaha dowladda uga digay in ay iska sameystaan warqado canshuurta lagu qaado oo aan loo marin hab sharci ah, isagoo xusay in ciddii lagu...
Read moreMadaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa si wada jir ah u soo dhaweeyay go’aankii dowladda...
Read moreMudanayaasha baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeelanaya xarunta golaha shacabka ee Muqdisho ayaa kaga hadli doono meel marinta dib u eegista Miisaaniyadda dalka. Xildhibaan Maxamed Cumar...
Read moreMunasabadan oo lagu soo bandhiyey 9 Jamacadood oo ka mid ah Jamcadaha ku yalla magaalada Muqdisho oo deeq waxbarsho ugu deeqay carruurta agoonta iyo danyarta ah ee ay gacanta ku...
Read moreKulankaan maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa ahaa mid lagu maamuusayay maalinta qorista iyo akhriska adduunka,...
Read moreKulankaan oo isugu yimaadeen aqoonyahano, odoyaasha dhaqanka, ururrada dhalinyarada iyo haweenka gobolka Hiiraan laguna qabtay magaalada Beledweyne ayaa waxaa looga hadlayay sida ay u taageersanyihiin dhismaha Maamul loo sameeyo bulshada...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho