Madaxa Hay’adda UNHCR Antonio Guters oo booqday xeryaha qaxootiga ee Dhabaab “SAWIRRO”
Madaxa Hay’adda Qaramada midoobay u qaabbilsan arrimaha qaxootiga ee UNHCR, Antonio Guters oo uu wehliyo Wasiiru dowlaha arrimaha gudaha ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdirashiid Maxamed Xidig ayaa booqday xeryaha qaxootiga...
Read more











