Ciidanka dowladda iyo kuwa AMISOM oo la wareegay deegaanno hor leh oo ka tirsan Hiiraan
Taliyaha ciidanka xoogga ee degmada Buulo Burte Gaashaanle Cabdullaahi Barre Cilmi oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in howlgallo ay ka sameeyeen deegaanno hoos yimaada degmada Buulo Burte ay...
Read more










