Muwaadiniin ka soo carartay Yemen oo soo gaaray Boosaaso “SAWIRRO”
Muwaadiniin Soomaali ah oo isaga soo cararay dagaalada ka taagan dalka Yemen ayaa soo gaaray dekadda magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka bari, kuwaasi oo isugu jiray rag, dumar iyo carruur....
Read more










