Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka oo kormeeray garoonka Aadan Cadde
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda mudane Mustafe Sheekh Cali Dhuxulow ayaa kormeer shaqo ku tagay Garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle gaar ahaan qaybaha soo degista iyo bixidda ee Guddaha...
Read more











