Ciidamada Danab oo howlgal jab loogu geystay khawaarijta ka fuliyey Kaam Jaroon
Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Danab ayaa howlgal ay ka fuliyeen deegaanka Kaam-Jaroon ee gobolka Jubbada Hoose waxay ku dileen maleeshiyaad badan iyo horjoogayaal ka tirsanaa Khawaarijta, sida ay...
Read more











