Xukuumadda FS oo soo saartay xeer lagu dhiirigelinayo dhammaan shaqaalaha Dowladda
War-qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa lagu yirii Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo dhiirigelinaysa dhammaan Shaqaalaha dowladda waxay soo saartay xeer Ra’iisul Wasaare Lr 148 xeerkaas...
Read more











