Bakool: Labo ka tirsan Khawaarijta oo isku dhiibay Ciidamada Qalabka Sida
Labo dhaqarqabe oo ka tirsanaa khawaarijta Al-shabaab ayaa isku soo dhiibay gacanta ciidamada Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka qeybtooda Gobolka Bakool. Maxamed Ibraahim Maxamed Nuur oo Magaciisa afgarashada khwaarijta loogu yeero...
Read more










