Madaxweynaha JFS “Iskaashiga Afrika iyo Talyaaniga ma noqon karo mid shaqeeya, haddii Dal Afrikaan ah uu ku xadgudbo Xuduudaha Dal kale”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Madasha Talyaaniga iyo Afrika ayaa xusay mustaqbalka wanaagsan ee Soomaaliya, fursadaha maalgashi iyo khayraadka dihan ee ceegaaga dalkeenna...
Read more











