Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Dhuusamareeb “SAWIRRO”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dardargalinaya howgallada dalka looga sifeynayo Khawaarijta ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug. Madaxweynaha Soomaaliya waxaa garoonka diyaaradaha ku soo...
Read more











