Wasaaradda Qorsheynta oo ku howlan u diyaar garowga diyaarinta Qorshaha 10aad ee Horumarinta Qaranka
Hoggaanka Sare ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ayaa ku yeeshay magaalada Muqdisho banbax labo-maalin ah (29-30ka Oktoobar, 2023), si loo dar-dargeliyo horumarinta qorshaha wasaaradda. Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga...
Read more











